Falimaha Rasuullada 10:38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo siduu Ilaah Ciisaha reer Naasared ku subkay Ruuxa Quduuska ah iyo xoogga. Isagu waa wareegi jiray, wanaagna wuu fali jiray, oo wuxuu bogsiin jiray kuwii Ibliisku caddibay oo dhan; maxaa yeelay, Ilaah baa la jiray isagii.

Falimaha Rasuullada 10

Falimaha Rasuullada 10:35-39