Falimaha Rasuullada 10:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas darteed markiiba cid baan kuu soo diray; oo si wanaagsan baadna u samaysay inaad timid. Haddaba sidaa darteed dhammaantayo halkan waa wada joognaa Ilaah hortiisa, inaannu maqalno waxyaalihii Rabbigu kugu amray oo dhan.

Falimaha Rasuullada 10

Falimaha Rasuullada 10:24-36