Falimaha Rasuullada 10:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas aawadeed ayuu gudaha ugu yeedhay oo marti geliyey. Maalintii dambe ayuu kacay oo iyagii la baxay, walaalihii Yaafaa joogana qaarkood ayaa raacay isagii.

Falimaha Rasuullada 10

Falimaha Rasuullada 10:18-29