Falimaha Rasuullada 10:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ninkaasu nin cibaadaysan buu ahaa, oo Ilaah buuna ka cabsan jiray, isaga iyo gurigiisuba, dadkana sadaqooyin badan buu siin jiray, oo had iyo goorna Ilaah buu baryi jiray.

Falimaha Rasuullada 10

Falimaha Rasuullada 10:1-11