Falimaha Rasuullada 10:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin Butros wuxuu yidhi, Saas yaanay noqon, Rabbiyow, maxaa yeelay, weligay ma aan cunin wax xaaraan ah oo aan nadiif ahayn.

Falimaha Rasuullada 10

Falimaha Rasuullada 10:4-21