Esteer 9:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii wuxuu amray in saas la yeelo, oo amar baa Shuushan lagu naadiyey, oo Haamaan wiilashiisiina waa la deldelay.

Esteer 9

Esteer 9:12-17