Esteer 9:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo dhammaantood ahaa tobankii wiil oo uu dhalay Haamaan ina Hamedaata oo ahaa Yuhuudda cadowgoodii. Kuwaasay wada dileen, laakiinse maalkoodii far ma ay saarin.

Esteer 9

Esteer 9:7-14