Esteer 8:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii wuxuu Esteer u soo fidiyey ushii dahabka ahayd. Oo taas daraaddeed Esteer way kacday oo waxay istaagtay boqorka hortiisii.

Esteer 8

Esteer 8:2-6