Esteer 8:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii wuxuu iska soo bixiyey kaatunkiisii uu Haamaan ka soo qaatay, oo wuxuu siiyey Mordekay. Esteerna gurigii Haamaan ayay Mordekay madax uga dhigtay.

Esteer 8

Esteer 8:1-6