Esteer 5:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasuu boqorkii ku yidhi, Boqorad Esteeray, maxaad doonaysaa? Oo maxaad i weyddiisanaysaa? Xataa hadday boqortooyada badhkeed tahay waa lagu siinayaaye.

Esteer 5

Esteer 5:1-7