Esteer 3:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa dadyowga oo dhan lagu dhex faafiyey warqaddii la qoray naqilkeedii, oo leh amar ha la wada siiyo gobollada oo dhan inay diyaar u noqdaan maalintaas.

Esteer 3

Esteer 3:7-15