Esteer 1:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse boqoraddii Washtii ahayd way diidday inay ku timaado amarkii boqorku ugu soo dhiibay midiidinnada. Sidaas daraaddeed boqorkii aad buu u xanaaqay, oo cadhadiisiina wuu la gubtay.

Esteer 1

Esteer 1:4-21