Efesos 6:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse inaad ogaataan axwaashayda iyo sidaan ahayba, waxaa idiin wada sheegi doona Tukhikos oo xagga Rabbiga ku ah walaalkay gacaliye iyo midiidin aamin ah.

Efesos 6

Efesos 6:17-24