Efesos 6:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo weliba waxaa kaloo aad qaadataan gaashaanka rumaysadka, kaas oo aad ku awoodaysaan inaad ku wada demisaan kan sharka leh fallaadhihiisa ololaya oo dhan.

Efesos 6

Efesos 6:7-24