Efesos 5:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ninnaba yuusan idinku khiyaanayn hadal aan micne lahayn; waayo, waxyaalahaas daraaddood ayaa cadhada Ilaah ugu soo degtaa carruurta caasinimada.

Efesos 5

Efesos 5:1-14