Efesos 4:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kii wax xadi jiray yuusan mar dambe wax xadin, laakiinse ha hawshoodo isagoo gacmihiisa ku shaqaynaya oo wax wanaagsan samaynaya si uu u haysto wax uu siiyo ka wax u baahan.

Efesos 4

Efesos 4:21-31