Efesos 4:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed beenta iska fogeeya, oo midkiin waluba deriskiisa run ha kula hadlo, waayo, innaga midkeenba midka kale wuxuu u yahay xubnihiisa.

Efesos 4

Efesos 4:16-29