Efesos 4:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

ilaa aynu wada gaadhno midnimada rumaysadka iyo aqoonta Wiilka Ilaah oo aynu noqonno dad waaweyn xagga qiyaasta koridda ee buuxnaanta Masiixa.

Efesos 4

Efesos 4:6-15