Efesos 3:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

inaad jacayl xidid iyo aasaas ku yeelataan, iyo inaad u xoogaysataan si aad quduusiinta oo dhan ula garataan waxa ay yihiin ballaadhka iyo dhererka iyo korudheerida iyo hoosudheerida,

Efesos 3

Efesos 3:16-21