Efesos 2:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, innagu waxaynu nahay wixii uu sameeyey, oo waxaa laynoogu uumay Ciise Masiix shuqullada wanaagsan aawadood oo Ilaah hore ugu diyaariyey inaynu ku soconno.

Efesos 2

Efesos 2:9-16