Daanyeel 6:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba, Boqorow, amarka dhis, oo qorniinka saxeex si uusan u beddelmin, sida sharciga reer Maaday iyo reer Faaris uusan u beddelmin oo kale.

Daanyeel 6

Daanyeel 6:1-14