Daanyeel 6:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isagu wax waa samatabbixiyaa oo badbaadiyaa, samada iyo dhulkana wuxuu ku sameeyaa calaamado iyo yaabab, waana kii Daanyeel ka samatabbixiyey xooggii libaaxyada.

Daanyeel 6

Daanyeel 6:24-28