Daanyeel 4:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse ugu dambaystii waxaa i hor yimid Daanyeel, oo la odhan jiray Beelteshaasar, sida magaca ilaahay, oo ilaahyada quduuskaa ruuxoodu ku jiro; markaasaan riyadii ku hor sheegay isagii, oo ku idhi,

Daanyeel 4

Daanyeel 4:2-9