Daanyeel 12:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse iska tag ilaa wakhtiga ugu dambaystu ahaado, waayo, waad nasan doontaa, maalmaha dabaadigoodana qaybtaadaad isu taagi doontaa.

Daanyeel 12

Daanyeel 12:3-13