Cobadyaah 1:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidaad buurtayda quduuska ah korkeeda wax ugu cabteen ayaa quruumaha oo dhammuna had iyo goorba wax u cabbi doonaan, haah, iyagu way cabbi doonaan oo way liqi doonaan, oo waxay ahaan doonaan sidii iyagoo aan weligood ahaanin.

Cobadyaah 1

Cobadyaah 1:12-21