Cibraaniyada 9:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin kan labaad waxaa sannaddiiba mar gala wadaadka sare oo keliya, isagoo aan dhiigla'aan gelaynin. Oo dhiiggaas wuxuu u bixiyaa naftiisa iyo dembiyada dadku aqoonla'aanta ku sameeyo.

Cibraaniyada 9

Cibraaniyada 9:2-14