Cibraaniyada 9:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidaas daraaddeed isagu waa dhexdhexaadiyaha axdiga cusub in kuwii loo yeedhay ay helaan dhaxalka weligiis ah oo la ballanqaaday, waayo, dhimashadu waxay u noqotay ka madaxfurashada xadgudubyada lagu sameeyey axdigii hore.

Cibraaniyada 9

Cibraaniyada 9:14-19