Cibraaniyada 9:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Mar buu wada galay meeshii quduuska ahayd, isagoo aan orgiyo iyo weylal dhiiggoodii wadin, laakiin wuxuu waday dhiiggiisa, sidaasuu furasho weligeed ah inoogu helay.

Cibraaniyada 9

Cibraaniyada 9:3-18