Cibraaniyada 8:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin haatan wuxuu helay shuqul aad uga wanaagsan siduu u yahay dhexdhexaadiyaha axdiga ka wanaagsan ee lagu dhisay ballamo ka wanaagsan.

Cibraaniyada 8

Cibraaniyada 8:2-12