Cibraaniyada 7:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed dhammaan buu u badbaadin karaa kuwa Ilaah ugu dhowaada isaga, maxaa yeelay, isagu weligiis waa nool yahay si uu ugu duceeyo iyaga.

Cibraaniyada 7

Cibraaniyada 7:23-28