Cibraaniyada 6:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiin hadduu dhalo qodxan iyo yamaarug, waxtar ma leh, oo habaar buu ku dhow yahay, ugudambaystiisana waa in la gubaa.

Cibraaniyada 6

Cibraaniyada 6:2-15