Cibraaniyada 6:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

in laba waxyaalood, oo aan beddelmi karin, oo aan suurtoobin inuu Ilaah been ka sheego, aynu ku helno dhiirranaan xoog leh innagoo magangal u soo cararnay si aynu u qabsanno rajada ina hor taal,

Cibraaniyada 6

Cibraaniyada 6:9-20