Cibraaniyada 6:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Ilaah ma xaqdarra, mana illoobo shuqulkiinna iyo jacaylka aad magiciisa u qabtaan, maxaa yeelay, quduusiinta ayaad u adeegteen oo weli waad u adeegtaan.

Cibraaniyada 6

Cibraaniyada 6:2-17