Cibraaniyada 6:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Taas daraaddeed aynu iska dayno ka hadlidda waxyaalihii ugu horreeyey ee Masiix, oo hore aynu ugu soconno kaamilnimada, oo yeynan mar kale dhigin aasaaska ka-toobadkeenidda shuqulladii dhintay, iyo iimaanka xagga Ilaah,

Cibraaniyada 6

Cibraaniyada 6:1-11