Cibraaniyada 4:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, kuweenna rumaystay, nasashadaas waynu galnaa, siduu u yidhi, Sidaas daraaddeed anigoo cadhaysan ayaan waxaan ku dhaartay, Iyagu nasashadayda ma geli doonaan, in kastoo ay shuqulladii ka dhammaadeen aasaaska dunida.

Cibraaniyada 4

Cibraaniyada 4:1-10