Cibraaniyada 3:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin Masiix aamin buu u ahaa sida wiil gurigiisa ka sarreeya; oo gurigiisu waa innaga haddaynu ilaa ugu dambaysta dhiirranaanteenna iyo faanka rajadeenna aad u xajinno.

Cibraaniyada 3

Cibraaniyada 3:1-7