Cibraaniyada 2:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Carruurtu waxay qayb ka heleen jidh iyo dhiig, taas aawadeed isaguna sidaas oo kale ayuu uga qayb qaatay, inuu dhimasho ku baabbi'iyo kii xoogga dhimashada lahaa, oo ah Ibliiska,

Cibraaniyada 2

Cibraaniyada 2:13-18