Cibraaniyada 13:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xusuusta hoggaamiyayaashiinna idiin sheegay ereyga Ilaah. Oo ka fiirsada waxa ka yimaada asluubtoodii, oo iimaankoodii ku dayda.

Cibraaniyada 13

Cibraaniyada 13:1-17