Cibraaniyada 13:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dabiicaddiinnu ha ahaato mid aan lacag jeclayn, oo waxaad haysataan raalli ku ahaada, waayo, isaga qudhiisu wuxuu yidhi, Sinaba kuu dayn maayo, oo sinaba kuu dayrin maayo.

Cibraaniyada 13

Cibraaniyada 13:1-12