Cibraaniyada 12:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba waxaynu lahayn aabbayaal xagga jidhka ah, oo ina edbiyey, oo waynu maamuusnay. Miyaynan intaas in ka badan ka dambaynayn Aabbaha ruuxyada oo aynaan noolaannayn?

Cibraaniyada 12

Cibraaniyada 12:1-11