Cibraaniyada 12:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad illowdeen waanada idiinla hadasha sida wiilal oo kale. Wiilkaygiiyow, ha fududaysan Rabbiga edbintiisa, Hana itaal beelin kolkuu ku canaanto.

Cibraaniyada 12

Cibraaniyada 12:2-7