Cibraaniyada 12:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Digtoonaada si aydnaan u diidin kan hadlaya; waayo, haddayan baxsan kuwii diiday kii dhulka ku waaniyey, si ka badan innaguna ma baxsan doonno haddaynu ka jeesanno kan jannada ka hadlaya,

Cibraaniyada 12

Cibraaniyada 12:20-29