Cibraaniyada 12:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

innagoo fiirinayna Ciise oo ah Bilaabaha iyo Dhammeeyaha rumaysadkeenna, kii farxaddii hor tiil daraaddeed u adkaystay iskutallaabta, isagoo fududaysanaya ceebta, oo fadhiistay midigta carshiga Ilaah.

Cibraaniyada 12

Cibraaniyada 12:1-11