Cibraaniyada 12:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waad og tihiin, xataa kolkuu dabadeedto jeclaaday inuu dhaxlo barakada, in loo diiday, in kastoo uu doondoonay, isagoo ilmo daadinaya, waayo, ma uu helin meel uu ka soo noqdo.

Cibraaniyada 12

Cibraaniyada 12:9-22