Cibraaniyada 11:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Muusena markuu dhashay, waalidkiis rumaysad bay ku qariyeen saddex bilood, maxaa yeelay, waxay arkeen inuu ilmo wanaagsan yahay, kamana ay cabsan amarkii boqorka.

Cibraaniyada 11

Cibraaniyada 11:19-26