Cibraaniyada 11:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin imminka waxay aad u doonayaan waddan ka wanaagsan oo ah jannada, sidaas daraaddeed Ilaah ka xishoon maayo in loogu yeedho Ilaahood, waayo, wuxuu iyaga u diyaariyey magaalo.

Cibraaniyada 11

Cibraaniyada 11:8-18