Cibraaniyada 10:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Siduu horay u yidhi, Allabaryo iyo qurbaan iyo waxyaalo la bixiyo oo la gubo iyo dembi allabaryadiis ma aad doonayn, kumana aad faraxsanayn, kuwaas oo loo bixiyo sida sharcigu leeyahay.

Cibraaniyada 10

Cibraaniyada 10:1-12