Cibraaniyada 10:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waad u naxariisateen kuwii xidhnaa, farxad baadna ku aqbasheen dhicitinka maalkiinna la dhacay, idinkoo og inaad idinka qudhiinnu maal ka wanaagsan oo raagaya haysataan.

Cibraaniyada 10

Cibraaniyada 10:26-39