Cibraaniyada 10:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Taas daraaddeed aynu ugu soo dhowaanno qalbi run ah iyo hubaal rumaysad, iyadoo qalbiyadeenna laga nadiifiyey niyo shar leh, jidhkeennana lagu maydhay biyo daahir ah.

Cibraaniyada 10

Cibraaniyada 10:18-27