Cibraaniyada 10:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, sharcigu wuxuu leeyahay hooska waxyaalaha wanaagsan oo iman doona, laakiin ma leh suuradda waxyaalahaas qudheeda. Oo caabudayaasha marnaba kaamil kagama uu dhigi karo allabaryo sannad walba had iyo goor la bixiyo.

Cibraaniyada 10

Cibraaniyada 10:1-7